Video:-Wasiirka Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo soo dhaweeyay Kaniisada Hargaysa

Magaalada Hargaysa oo maalmo ka hor laga furay kaniisad ay leeyihiin Masiixiyiinta aaminsan madahabta Kaatoliga,ayaa waxaa ka hadlay arintaas Wasiirka Diinta iyo Awqaafta.

Wasiirka oo ka hadlayay arintaas ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaan,isla markaana ay tahay wax caadiya in masiixiyiinta degan Soamliland ama u dhashay ay helaan goob ay cibaadadooda ku gutaan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka