Dhagayso:-Madaxii Alshabaab ee Muqdisho oo la dilay

Dawladaha Maraykanka iyo Soomaaliya ayaa xaqiijiyey in hawlgal lagu dilay madaxii ururka Al-Shabab uqaabilsanaa magaalada Muqdisho Cali Maxamed Xuseen.

Afhayeen u hadlay gaashaandhigga Maraykanka ayaa idaacadda VOA u xaqiijiyey in weerarkaasi oo dhacay Axaddii lagu dilay Cali Maxamed Xuseen oo loo yaqaan Cali Jabal.

Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya Eng. Cabdiraxmaan Yariisow ayaa faahfaahin ka bixiyay hawlgalkaas,hoos ka dhagayso codka wasiirka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan