Video:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland oo beri is casilaya

Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland Cabdiraxmaan Cirro ayaa shaaciyay in maalinka beri foog ah uu iska casili doona Afhayeenka Golaha.

Warkan ayaa waxaa saxaafada ka hor sheegay Xoghayaha xaafiiska Gudoonka Baarlamaanka Somaliland,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka