Dhagayso:-Ciidanka isku dhafka ah ee qaybaha Mudug oo dhsimahoodu meel wanaagsan marayo

Ciidamo Boolis ah oo isku dhaf ayaa dhismahoodu ka socdaa magaalada Galkacyo,Ciidamadan oo laga kala keenay labada dhinac ee waqooyiga iyo Koonfurta Mudug ayaa waxaa tababar uwada saraakiil ka socota Qaramada Midoobey.

Talaabadan ayaa ah mid ay aad usoo dhaweeyeen shacabka Gobolka iyo Maamulkaba,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.

 

 

Halkan ka dhagayso codka oo faahfaahsan