Akhriso:-Liiska rasmiga ah ee Wasiirada iyo Wasiiro ku xigeenada la magacaabay”

1-Saalax Xabiib Jaamac– Wasiirka Cadaalada arrimaha diinta iyo dhaqangelinta.

2-Cabdulaahi Cali Xirsi Timacade- Wasiirka Wasaarada arrimaha gudaha

3-Axmed Cabdulaahi Yuusuf Dowlad- Wasiirka Amniga iyo DDR-ta

4-Cabdulaahi Saciid Caarshe – Wasiirka Maaliyadda
5-Shire Xaaji Faarax – Wasiirka Qorsheynta iyo Xirirka Caalamiga ah

6-Cabdifataax siciid ceynab- Wasiirka Dastuurka iyo arrimaha Federaalka

7-Abshir Awyuusuf Ciise- Wasiirka Waxbarashada

8-Dr Cabdinaasir Cismaan Cuuke- Wasiirka Caafimaadka

9-Cabdiraxmaan Barkhad Warsame- Wasiirka Howlaha guud iyo Guryenta

10-Saciid Maxamed Raage- Wasiirka Dekaddaha gaadiidka iyo amniga badaha Puntland

11-Axmed Cilmi Karaash – Wasiirka Duulista Hawada iyo Garoomada

12-Maryan Axmed Cali – Wasiirka Haweenka iyo horumarinta Qoyska

13-Cabdi Xirsi Cali Qarjab- Wasiirka Warfaafinta Boostada dhaqanka iyo Isgaarsiinta

14-Cabdiweli Xirsi Cabdulle- Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha

15-Cabdulaahi Shiikh Axmed- Wasiirka Xanaanada Xoolaha

16-Cabdinuur Cilmi Maxamuud Biindhe- Wasiirka Beeraha iyo Waraabka

17-Cali Cabdulaahi Warsame – Wasiirka Deegaanka

18-Cabdirashiid Maxamed Xirsi- Wasiirka Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda

19-Cabdi Khadar Faarax Shaaciye- Wasiirka dib u dhiska maalgashiga iyo horumarinta.

20-Cabdiraxmaan Shiikh Axmed – Wasiirka Shaqada, shaqaalaha, dhallinyarada iyo Sports-ka

Wasiiru Dowlayaasha:-

21-Cabdirashiid Cali Geele –Wasiiru Dowlaha Wasaarada Xanaanada Xoolaha

22-Axmed Cilmi Cawaale – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Qorsheynta .

23-Burhaan Cilmi Xirsi- Wasiiru dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka caalamiga ah.

24-Bashiir Cabdiraxmaan Gurxan , Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada iyo xiriirka Gobolada

25-Axmed Saciid Cabdiraxmaan – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Dekaddaha

26-Sayid Cumar Guuleed- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Caafimaadka

27-Cabdiqani Geelle Maxamed– Wasiiru Dowlaha Duulista Hawada iyo Garoomada

28-Cali Yuusuf Cabdi Giir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada arrimaha gudaha

29-Cabdiraxmaan Jaamac Kulmiye- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Kalluumaysiga iyo Kheyraadka badda

30-Cabdiweli Maxamed Yuusuf- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Amniga iyo DDR-ta

31-Cabdifataax Nuur Axmed Ashkir- Wasiiru Dowlaha Wasaarada Warfaafinta

32-Maxamuud Faarax Beeldaaje- Wasiiur Dowlaha Wasaarada Maaliyada

33-Yaasiin Cabdi Seed – Wasiiru Dowlaha Wasaarada Waxbarashada

Wasiir Ku xigeenada:-

34-Cabdifataax Xasan Xuseen Walloore- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Cadaalada

35-Cabdulaahi Xaashi Qoob-deero- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Arrimaha Gudaha

36-Cabdicasiis Maxamed Aaden- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Amniga

37-Cabdisalaan Bashiir Cabdisalaan – Wasiir ku xigeenka wasaarada Maaliyadda

38-Saciid Faarax Maxamuud- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah

39-Cabdiraxmaan Cabdi Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka wasaarada Dastuurka iyo arrimaha federaalka

40-Dr. Maxamed Cali Faarax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Waxbarashada

41-Dr Faarax Maxamed Warsame- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Caafimaadka

42-Faarax Cali Cabdi -Wasiir ku xigeenka wasaarada Howlaha Guud iyo Gaadiidka

43-Cabdirsaaq Nuur Cumar- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda

44-Sucaad Saalax Nuur- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Duulista Hawada iyo Garoomada

45-Faa’iso Cali Ismaaciil-Wasiir ku xigeenka Wasaarada Horumarinta Haweenka iyo arrimaha qoyska.

46-Cabdirisaaq Cumar Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta

47-Cabdiraxmaan Xasan Yuusuf Wasiir ku xigeenka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha

48-Dr Nuur Axmed Yuusuf – Wasiir ku xigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha.

49-Saciido Xuseen Cali Gees- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Beeraha iyo Waraabka

50-Maxamuud Ciise Xaaji Maxamed –Wasiir ku xigeenka Wasaarada Deegaanka

51-Maxamuud Maxamed Gabax- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Kalluumaysiga iyo kheyraadka badda

52-Cabdirisaaq Shire Ismaaciil- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Shaqada, Shaqaalaha, dhallinyarada iyo sports-ka

53-Maxamed Jibriil Caateeye- Wasiir ku xigeenka Wasaarada Maaliyadda.