Tacsi:-Dhakhtar Maxamed Jaamac Salaad oo ku geeriyooday Dalka Talyaaniga

Rabi ha unaxariisto waxaa goordhow ku geeriyooday Dalka Talyaaniga Dr Maxamed Jaamac Saalaad oo ah dhaqatar siweyn looga yaqaanay Gayiga Soomaalida ay degto.
 
Dr. Maxamed Jaamac Salaad ayaa taqasuskiisu uu ahaa Daweynta Xanuunka Neerfaha iyo qaliimada waxaana uu xarun caafimaad ku lahaa Magaalada Gaalkacyo ee Gobalka Mudug.
 
Dhakhatarka ayaa mudooyinkan Dambe waxa uu ku xanuunsanaa dalka Talyaaniga,kaasoo sababay ugu Danbayntii in Caawa uu ugu geeriyoodo isbital kuyaala Dalka Talyaaniga.
 
Warbahinta idilnews waxay Tcasi tiiraanyo leh udiraysaa guud ahaan shacabka Somaliyed meel walba oo uu joogo.