Video:-Fariinta Doorashada ee Madaxweyne Uhuru kenyata

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa ku boorriyey codbixiyayaasha dalkiisa inay codkooda u dhiibtan si nabad ah, isla markaana ay qadariyaan sharaftii aasaasayaasha dalka Kenya.

Doorashadan ka dhacaysa Kenya ayaa ah mid si weyn isha loogu hayo, waxaana si aada ugu tartamaya Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo ninka ay sida weyn isaga soo horjeedaan ee Raila Odinga.

Doorashada Kenya ayaa isugu jirta illaa lix qaybood oo kala duwan, inkasta oo doorashada ugu xamaasadda badani ay tahay tan madaxtooyada,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka