Dhagayso:-Madaxweyne xigeenka Koonfur-Galbeed oo ka warbixiyay dagaalkii shabaab iyo Rooboow

Ku dhowaad 20 qof ayaa ku dhintay dagaallo qaraar oo shalay ka dhacay Gobolka Bay kuwaasi oo dhexmaray maleeshiyada Al-Shabaab iyo kuwo kale oo daacad ah Mukhtaar Roobow Abu Mansuur oo horey uga tirsanaa ururkaasi.
 
Dagaalkaas oo aad u kululaa ayaa Maleeshiyada Alshabaab waxay kasoo weerareen dhawr jiho Ciidamada Mukhtaar Rooboow.
 
Ku Simaha Madaxweynaha Koonfgur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi ayaa dagaalkan uga warramay Haaruun Macruuf.oo ka tirsan laanta Afka Soomaaliga ee VOA,hoos ka dhagayso codka oo faahfaahsan.
Halkan ka dhagayso codka