Video:-Madaxweyne Farmaajo oo bixiyay waraysi dhinacyo badan taabanaya

Madaxweynaha Jmahuuriyada Fadaraalka Soomaaliya Maxamed Cbadulaahi Farmaajo ayaa Television-ka Qaranka Somaliyed siiyay waraysi xiiso leh oo uu kaga hadlay arimo dhawr ah.

 

Madaxweynuhu arimaha usoo qaaday waxaa kamid ah ,ansixinta Miisaaniyda iyo shrciga isgaarsiinta,Aamaanka caasimada,la dagaalanka argagixisada,sidoo kale waxuu Madaxweyne Farmaajo Tacsi ka diray Geerida labada Haldoor ee kala ah Dhakhtar Maxamed Jaamac Salaad iyo Wariye Axmed kismaayo oo ku kala geeriyooday Dalalka Hindiya iyo Talyaaniga.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka waraysiga Madaxweyne Farmaajo oo dhinacyo badan taabanaya.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka