Video:-Yuusuf Garaad oo maanta hortagay Baarlamaanka Fadaraalka

Wasiirka Arimaha dibada Dawlada Fadaraalka Yuusuf Garaad Cumar ayaa maanta hortagay baarlamanaka Fadaraalka.
 
Xildhibaanada Baarlamaanka Fadaraalka ayaa maalmo ka hor uyeeray Wasiir Yuusuf Garaad Cumar.
 
Wasiirka ayaa Xildhibaanadu wax ka waydiiyeen arimo dhawr ah oo ku saabsan shaqada Wsaaarada,waxaana ugu muhiimsanaa arimaha ay wax ka waydiiyeen hab qaybsiga safiirada Somaliya u fadhiya dalka dibadiisa..
 
Xildhibaanada ayaa qaba in lagu qaybiyo Safiirada Nidaamka 4.5 oo waayahan danbe Somalidu wax ku qaybsanaysay,halka Wasaardu ay wadato qorshe kale oo kaas ka duwan,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka