Video:-Cosoble oo gaashaanka u daruuray xilka qaadistii Baarlamaanka Hir-shabelle ku sameeyay

Cali Cabdulaahi Cosoble ayaa sheegay in Mooshinka laga keenay uu yahay sharci darro isla markaana uu dhowaan qabanayo shirka golaha wasiirada dowlada.
 
“Mooshin la saxiixay la ima siin,labo maalmood in lagu mooshin lagu gudbiyo laguna saxiixo,lixdan iyo lix xildhibaana ma aysan codeyn oo waa been abuur.”ayuu yiri Cali Cosoble
 
Sidoo kale waxaa uu sheegay in mooshinka waxba kama jiraanka ah ay ka dambeeyaan guddoomiye ku xigeenka labaad ee hirshabelle Canab Axmed Ciise oo dooneysa in tuulada Jawiil ay degmo noqoto iyo dowlada fadaraalka oo uu ka soo horjeestay mowqifkeeda ku aadan taageerida dowlada Qadar,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka