Video:-Dhaqaaje oo si rasmiya xilka Wasaarada Maaliyada ula wareegay

Waxaa maanta si rasmiya xilkii Wasaarada Maaliyada Puntland loogu wareejiyay Wasiirka cusub ee Wasaaradaas uu dhawaan Madaxweyne Gaas usoo magacaabay.

Cabdulaahi Sh.Maxamuud Cade Wasiirka xilka baneeyay ayaa ku wareejiyay Wasiirka cusub Guud ahaan Xogihii,Gaadiidkii iyo hantidii kale ee Wasaaradu lahayd.

Xaflad si qurux badan loosoo agaasimay oo lagu qabtay Xarunta cusub ee Wasaarada Maaliyada Puntland ayaa labada wasiir xilka kula kala wareegeen,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka