Video:-Madaxweyne Farmaajo oo si maqaab sare leh loogu soo dhaweeyay Dalka Masar

Madaxweynaha jamhuuriyadda fadaraalka Soomaliya Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa maanta oo Axad ah gaaray dalka Masar, waxaana garoonka diyaaraha ee magaalada Qaahira ku soo dhaweeyay dhigiisa dalkaas Abdel Fattah El Sisi.

 Labada madaxweyne ayaa la filayaa in saacadaha soo socoda kulan yeeshaan isla markaana ka wada hadlaan xoojinta xiriirka labada dowladood, gobolka iyo guud ahaan danaha ay wadaagaan ee  Afrika

Madaxweynaha ayaa wefdigiisa waxaa kamid ah wasiirka arimaha dibadda iyo xubno kale oo ay kamid yihiin saraakiil ka tirsan madaxtooyada qaranka,hoos ka daawo muuqaalka

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka