RW Khayre oo Mooshin rasmiya laga keenay Aqalka-sare ee fadaraalka

Gudoomiyaha Aqalka-sare CabdiXaashi Cabdulaahi ayaa cadeeyay in uu soo gaaray Mooshin ka dhan ah RwKhayre.
 
Mooshinkan ayaa waxaa Golaha soo gaarsiiyay Senetar Muuse Suudi Yalaxow,waxuuna ku saabsan yahay go’aanka Dawlada Fadaraalku ka qaadatay Maamulka Hir-shabelle xilka qaadisti Golihiisa Baarlamaanku ku sameeyeen Madaxweyne Cosoble.
 
Maalmo ka hor ayay Golaha Aqalka-Sare waxay u yeereen Wasiiradii tagay Jowhar si ay su’aalo uwyadiiyaan.
 
Lama oga xiliga uu hor tagi doono RW kahyre Aaqlka-sare si uu uwajaho Mooshinak ka yaal.
 
Aqalka-sare ayaa sharci ahaan u taagan ilaalinta danaha Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka.