Video:-Golaha Aqalka-sare ee Baarlamaanka Fadaraalka oo maanta ka dooday xilka qaadistii Cosoble

Xildhibaanada Aaqlka sare ayaa maanta ka dooday xilka qaadistii Baarlamaanka Hir-Shabelle Madaxweyne Cosoble.

Golaha oo ay fadhiyeen 34-Senatar ayaa dood dheer ka yeeshay arintaas dhinacyo badana ka eegay,ugu danbayntiina waxaa la galiyay cod,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka