Video:-Gabar Somaliyed oo iyadoo asturan ku guulaysatay Tartanka Quruxda ee Uk

Gabar Somaliyed ayaa ka mid noqotay 40-Haween ah oo ka qaybgalayay tartanka Quruxda ee Uk .

Waxa soo jiidashada leh ayaa ah in Gabadhan ay noqotay Gabadhii koowaad ee Muslin ah,iyadoo asturan ka qaybgashay Tartankaas,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka