Horjooge ka tirsanaa Alshabaab oo isku soo dhiibay Dawlada Fadaraalka

Wararka ka imanaya gobolka Gedo ayaa sheegaya in mas’uuliyiinta gobolka uu isku soo dhiibay xubin ka tirsanaan jiray ururka Al-Shabab.
 
Ninkan ayaa la sheegay inuu Al-Shabab mas’uul uga ahaa tuulada Ceel Guduud ee gobolkaasi.
 
Ninkaan ayaa hadda uu xiran Ciidamada dowladda Fadaraalka Soomaaliya,waxayna ku wadaan baaritaan.
 
Ninkan ayaa magaciisa aan wali la shaacin ayaa watay Markii uu isku soo dhiibaayay Ciidamada Dawlada Fadaraalka ah Qori iyo Bastoolad.
 
 
Faahfaahinta kala soco wararkayaga danbe.