Video:-Wafti Wasiiro ah oo ka socda Dawlada Puntland oo booqday dhaawacyadii Qaraxyada Af-urur

Wafti wasiiro ah oo ka socda Xukuumada Puntland ayaa booqday dadkii kusoo dhaawacmay Qaraxyadii labada ahaa ee shalay ka dhacay  Af-urur.

 

Dhaawacyadan oo lasoo gaarsiiyay Degmada Carmo ee Gobolka Bari ayaa iskugu jira kuw aculus iyo kuwo fudud,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka