Dhagayso:-Booliska Puntland oo gacanta ku dhigay Magifihii Dhalinyarada Tahriibin jiray

Ciidamada booliska ee magaalada Boosaaso ee Puntland ayaa gacanta ku dhigay mid ka mid ah ragga ugu waa weyn ee magafayaasha dhallinyarada ka tahriibiya Soomaaliya.

Ninkan ayey boolisku sheegeen inuu shaqaaleysiiyay ilaa iyo 200 oo dhallinyaro ah oo ku qal-qaaliya dhalinyarada inay tahriibaan.

Waxaa la sheegay in halkii qof ee ay dhallinyradaas u keenaan uu ku siin jiray lacaga gaareysa 200 oo dollar,hoos ka dhagayso codka Talye xigeenka Booliska Bari.

 

 

Halkan ka dhagayso codka Talyaha