Video:-Waxgaradka DDSI oo taageeray soo dhiibista Qalbidhagax

“Anaku Soomaaliweyn ma nihin Itoobiya ayaa nala yiraahdaA. walaalahayaga Soomaaliya waxan leeyahay hadaa wax taraysaan Shabaab iska celiya.. Arimahayaga boos idiinkama banaane..” Ayuu yidhi mid u hadlay Madax-dhaqameedka.

Sidoo kale waxay eedayn u jeediyey Xildhibaan Sakariye oo kamid ah Kuwa sida adag uga soo Horjeeda Itoobiya, Iyagoo ku eedeeyay inuu yahay Xagjir.hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka