Video:-Shi.Aadan Suni iyo maleeshiyo taageersan oo dagaal ku dhexmaray Hargaysa Ciidamada Somaliland

Sh.Aadan Suni oo ah Culumada Hargaysa ayaa xalay waxaa xiray Ciidamada Somaliland,

Hawlgalkan ayaa xalay ka dhacay xaafad ka mid ah xaafadaha Hargaysa oo shiikhu dagaan u ahayd,iyadoo xiligii la qabanayay uu iska hor imaad dhexmaray Maleeshiyo Shiikha Taageersan iyo Booliska Hargaysa.

Sh.Aadan ayaa lagu eedeeyay in uu abaabulay maleeshiyo Culumo ah oo ka bilaabay tababar iyo hub urursi,isla markaana saldhig ka samaystay  duleedka hargaysa.

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa hawlgalkaas kadib shir jaraa’id oo ay ku faahfaahinayaan hawlgalkaas ku qabtay Hargaysa saakay,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka