Video:-Shirka xoojinta amaanka Mudug oo u dhaxeeya Puntland iyo maamulka Cadaado oo Gaalkacyo ka furmay

Waxaa magaalada Gaalkacyo ka furmay shir sadex bari soconaya ,kaasoo looga xaajoonayo amaanka guud ee Gobolka Mudug.

Shirkan ayaa waxa uu dhaxeeyaa Puntland iyo maamulka Cadaado,iyadoo ay kasoo qaybgaleen Madaxweyne xigeenka Puntland Camey iyo ku xigeenka Xaaf,sidoo kale waxaa kasoo qaybgalaya waxgaradka Gobolka ,culumaa’udiinka iyo guud ahaan qaybaha bulshada Gobolka Mudug ee labada dhinac,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka