Video:-Mahad Salaad oo iska beri yeelay Heshiiska la sheegay in Itoobiya horay loola galay

Sida lagu sheegay warka ka soobaxay dowladda, waxaa golaha la horgeeyay nuqulka heshiisyo ay dowladda federaalka Soomaaliya la gashay dowladda Ethiopia 7-dii June 2015-kii kaas oo dhanka Soomaaliya uu u saxiixay Wasiirru Dowlihii Madaxtooyada Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ee dawladdii Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud.
 
Hadaba waxaa arintaas ka jawaab bixiyay Mahad Salaad oo ahaa Wasiiru dawlihii hore ee Madaxtooyada Somaliya hadana ah Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Fadaraalka,isagoo sheegay in uusan heshiiskaas markuu la galayay DDSI uusan matalayn Dawlada Fadaraalka,isla markaana uusan qusayn ee uu kaliya ku koobnaa xalinta colaad ka dhacday Gobolka Galgaduud iyo dhanka DDSI.
 
Hoos ka daawo muuqaalka Jawaabta Mahad salaad.

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka