Sawiro:-Madaxweyne Gaas oo soo gutay waajibaadka Xajka soona gaaray Dubai

Madaxweyne Gaas iyo waftigisii ku maqnaa gudashada waajibaadka Xajka ayaa galabta soo gaaray Dubai.

Madaxweynaha oo casuumad rasmiya ka helay Dawlada imaaraadka carabta ayaa la filayaa in uu labada maalmood ee soo socota uu kusii sugnaado Dubai.

Jibril Qoobey.