Dhagayso:-Shaqo joojintii ka taagnayd Dekeda Berbera oo soo afjarantay

Ganacsata wax ka dhoofiya kana soo dejiya dekada Berbera ayaa dib ugu laabtay hawlahood kadib markii ay sameeyeen shaqo joojin ay kaga cabanayaan adeegyada dekadda iyo lacagaha laga qaado ganacsata oo aad fara badan.

Inkastoo shaqa-joojintooda aaney aad u wada saameeyn nolosha, waxay haddana ay saameeyn xoog leh ku yeelatay dhinaca dhismaha, kadib markii uu yaraaday qalabka dhismaha ee ka soo degaya dekadda,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka