Dhagayso:-Wasiir Gurxan oo ka hadlay xilka qaadista lagu sameeyy

Bashiir Cabdiraxmaan Xaaji Gurxan Ayaa sheegay in uu Taageeray Go’aankii Dowladda Soomaaliya ay sargaalka ONLF ugu dhiibtay Dowladda itoobiya, taasi oo uu sheegay iney dan ugu jirto Shacabka Soomaaliyeed,
 
Mar la weydiinay sababta uu isagu uga hadlay arintaas, iyadoo aysan wali ka hadlin madaxda sare ee Puntland ayuu sheegay inuu isagu aragtidiisa ka hadlay walina Go’aankaasi taaganyahay
 
Wasiir Gurxan ayaa ugu Danbeyn ayaa sheegay inuu Magaaladda Muqdisho u joogo Arimo la xiriira Nabadeynta Deegaanada Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo uu ka soo jeedo, Halkaasna uu kala kulmay Masuuliyiin Kala duwan,hoos ka dhagayso codka Wasiir Gurxan.
 
 
Halkan ka dhagayso codka Wasiir Gurxan.