Video:-32-Qof oo Soomaaliya oo ku geeriyooday weerarkii Oromada Itoobiya

Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia.

Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia.

Oramada ayaa ku eedeesay ciidamada Liyuu Booliska ee dawlad deegaanka Soomaalidu inay dad ka dileen, hase ahaate afhayeen u hadlay ciidamadaasi ayaa sheegay inay arrintaasi waxba ka jirin,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka