Video:-Maamulka Somaliland oo ka hadlay Oromo lagu laayay Deegaamadaas

Ugu yaraan 32 qof oo Soomaali ah ayaa habeen hore lagu dilay deegaanka Hawadaay ee bariga dalka Ethiopia.

Dilalkan ayaa daba socda rabshado u dhexeeyay maalmihii la soo dhaafay dadka Oromada iyo Soomaalida ee dalka Ethiopia.

Hadaba dadkaasi la laayay oo u badnaa dad ganacsato ah ayaa waxaa dilkoodu uu saameeyay Somaliland oo ay ku nool yihiin qaxooti badan oo ka soo jeeda gobolka Oromada ee Ethiopia, waxaana galbeedka Hargeisa lagu dilay nin u dhashay Qowmiyadda Oromada ee Ethiopia,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka