Video:-Soomaaliya oo ku dhaw in ay dib ula soo laabato maamulida Hawadeeda

Wasiirka duulista hawada dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Salaad Omaar oo ku sugan magaalada Montreal ee dalka Canada ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya iyo hay’adda ICAO ay kala saxiixdeen heshiis ku saabsan sidii maamulka hawadda Soomaaliya loogu gacan-galin lahaa dawladda Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka