Video:-Daawo Oramada itoobiya oo sumaysay Qaadka Somaliya loo iibgeeyo

Wasiirka xafiiska adeega shacabka iyo horumarinta cududa shaqaalaha DDSI Axmed Maxamed Koore waxaa uu Bulshada DDSI Uga Digay inay Cunaan Qaadka Sumaysan,islamarkaana ay hada isbitaalka Jigjiga u yaalaan in ka badan 23-Qof oo ku sumoobay .
 
Qaadka loo yaqaan Awaday ee ka baxa dhulka Oromada itoobiya ayaa masuuliyiinta Caafimaadka DDSI Xaqiijiyeen in la sumeeyay lagana helay Sunta lagula Dagaalamo Taranka.,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka