Video:-Somaliya waligeed waxay ku hoosaysay Siyaasadda Arrimaha Dibadda maaraynteeda.

Somaliya waligeed waxay ku hoosaysay Siyaasadda Arrimaha Dibadda maaraynteeda.

Marqaati cad waxaa ka ah Taariikhda noo qorantay,,, Sidoo Kale Siyaasadda Arrimaha Gudaha Ee Somaliya waxay ku salaysan tahay inta badan hiyi kac iyo xog ogaal xumo ugu danbaynta laysku naco,hoos ka daawo muuqaalka Barnaamij kooban oo ka hadlaya Taariikhda siyaasada Aarimaha dibada ee Soomaaliya ay soo martay iyo fursadaha ka lumay.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka