Dhagayso:-Alshabaab oo qabsaday mudo kooban Ceelwaaq iskoodna iskaga baxay

Maleeshiyo ka tirsan ururka al-Shabaab ayaa saaka dagaal kooban ku qabsaday magaalada Ceel-waaq ee Gobolka Gedo, halkaas oo ay ku bililiqeysteen baqaaro ay lahaayeen hey’ado gar-gaar.

Intii ay magaalada ku jireenna, waxaa ay Maleeshiyada al-Shabab qarxiyeen saldhigga booliska ee magaalada,hoos ka dhagayso codka warkaas oo faahfaahsan.

 

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka