Dhagayso:-Muxuu salka ku hayay dagaalkii dhexmaray Ciidamada Dawlada Fadaraalka ee saakay

Ugu yaraan lix qof ayaa ku dhimatay, siddeed kalena wey ku dhaawacmeen isku dhac saakay magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo kawada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
 
Isku dhacay ayaa yimid ka dib markii sida la sheegay ay ciidamo ka tirsan kuwa nabad sugidda tageen xarrun ay militeriga ku leeyihiin deegaankaa loo yaqaan Haanta Dheer ee Jidka Warshadaha ee magaalada Muqdisho,hoos ka dhagayso codka.
Halkan ka dhagayso codka