Video:-Imtixaankii iskuulada Somaliland oo la musuqmaasuqay iyo rabashado ka socda Haraygaysa

Magaalada Hargeysa waxaa maanta Mudahaarado balaadhan oo rabshada wata ka dhigay Boqolaal arday oo ka cadhaysan natiijada Imtixaanka Dugsiyadda Somaliland oo ay maanta wasaarada waxbarashada ee maamulkaasu ku dhawaqday waxaana ay  sheegeen in aysa ahayn wax macquul ah,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka