Ra’isalwasaare Khayre iyo wafti uu hogaaminayo oo gaaray NewYork

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre iyo wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uga qeyb galayo shirka Golaha ammaanka.
 
Dhanka kale Ra’iisul Wasaaraha,ayaa kula kulmay NewYork Wasiirka arrimaha dibadda ee waddanka Ruushka Sergei Lavrov,iyagoo ka wada hadlay xiriirka ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii xoojin lahaa.
 
Khayre ayaa khudbadii Madaxweyne Farmaajo ka jeedin doona shirka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.