Video:-Qayb muhiim ah oo maamulka Hawada Somaliya ah oo la hawlgaliyay

Maamulka Hawada Somaliya oo ay dadaal dheer ugu jirtay tan iyo intii ay xaafiiska la wareegtay Dawlada Madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa hada dib ugu soo laabtay qayb ahaan,taasoo ah qaybta saadaasha Hawada.

Shalay ayaa waxa xariga ka jaray Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xarunta laga hgi doono Saadaasha Hawada Somaliya oo muhiim u ah duulimaadka Diyaaradaha,hoos ka daawo muuqaalka oo faahfaahsan.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka