Video:-Wasiirka amniga Puntland oo kormeer ku tagay Gobolada Bari

Wasiirka cusub ee Wasaarada amniga Puntland oo maalmahan booqasho ku joogay Magaalada Bosaso ayaa kulan la qaatay Gudiga amniga Gobolka Bari iyo guud ahaan masuuliyiinta laamaha amaanka ee Gobolka,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka