Video:-Islaan Bashiir iyo waftigisii oo ay qado sharaf soo dhaweyn ah usameeyeen Isimada Bari

Ujeedka qado sharafatan ayaa ahad mid soo dhawen iyo maraxabayn loogu sameynayey Isimadan ka soo kicitimay gobalka Mudug oo dhaqan ahaan ismadu ay u leeyihin in isim kasta uu Deegankiisa ku soo dhaweeyo Isimka soo booqda.

Dhankooda Isimadan uu hor kacayey Islaan Bashiir Islaan Cabdule oo ka soo kicitimay Magaalada gaalkacayo ayaa dhan kooda ka mahad celiyey soo dhawenta ay Isimadan ugu sameeyen Magaalada Boosaso Ee Xarunta Gobalka Bari,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka