Sawiro:-Kulan hordhac ah oo lagu midaynayo dhaqaalaha dalka oo garowe ka socda

Wasiir ku Xigeenka Maaliyadda Dawaldda Puntland C/salaan Bashiir C/salaan oo daah furay kalan horfhaca ah oo ku aadan midaynta dhaqaalaha dalka lana qaatay Waftigii shalay Soo gaaray Garoowe.
 
kulan kan ayaa ka dhacay Hoolka shirarka iyo Xafladaha Wasaaradda Maaliyadda Puntland waxana uu gogol xaar uyahay shir dhowaan furimi doona oo looga hadli dono dhaqaalaha dalka
 
dhanka kale Wasiirk ku xigeenka Maaliyaadda iyo Masuuliyiin kale ayaa Waftigan soo dhex mariyay qaybaha kala duwan ee Wasaaradda Maaliyadda.
Halkan hoose ka daawo sawirada:-