Video:-Daawo Waraysi Muhiim ah oo uu bixiyay Madaxweyne Gaas

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa wareysiga Uu Siiyay Barnaamijka Kulanka SBC Kaga Hadlay Arimo Xasaasi ah oo Ka Taagan xiligan Puntland iyo Soomaaliyaba.

Gaar ahaana Arinta Dhismaha iyo La wareegitaanka Dekedda Boosaso ee Dowladda Imaaraadka Carabta, Nidaamka Asxaabta Badan ee Puntland, Kaluumeysiga Sharci darada ah, Sare U kaca Sarifka & Diidmada Lacagta Shilinka Soomaaliga,

Wuxuu Sidoo Kale uu Ka hadlay Taageeradii uu Taageeray Xulufada sucuudiga ee Muranka Badan dhalisay, jahwareerka siyaasadeed ee Ka taagan Galmudug iyo Dhiibistii Saargaalkii ONLF ee Cabdikariin Sh. Muuse qalbi Dhagax,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka