Video:-Dhalinyarada Mudug oo iskood iskugu abaabulay horumarinta Gobolka

Dhalinayarada Gobolka Mudug ayaa si iskood ah iskugu xilqaamay ka shaqaynta soo celinta bilicda iyo nadaafada magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka ah.

Dhalinyaradan oo koox koox isku raacay ayaa wadooyinka magaalada ka guraya qashinka,isla markaana calaamadaynaya,iyagoo dib usoo nooleeyay calaamidihii hagi jiray Gaadiidka ee Taraafikada.

Waa talaabo ay shacabka Mudug aad usoo dhaweeyeen,sidoo kale rajo galinaysa dhalinyarada ubadatay in ay kasoo tahriibaan dalka kadib markii ay ku adkaatay nolosha rajada ay qabaana ay sii yaraatay,hoos ka daawo muuqaalka dhilnyarada is abaabushay oo hawlgal soo celin biliceed bartanka uga jira.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad