Video:-Daawo Cabdiqaybdiid oo ka qayliyay xaalada Cadaado ka taagan

Waxa uu sheegay in Arbacadii ay hal meel isugu keenayn Madaxweyne Xaaf iyo Gudoomiye Ku xigeenka 1-aad Baarlamaanka oo isu dhinac ah iyo Madaxweyne Ku xigeenka, Gudoomiyaha Baarlamaanka iyo Gudoomiye Ku xigeenka 2aad ee Baarlamaanka oo dhinaca kala ahaa, ayna ku guuleysteen inay wada heshiisiiyan, sidoo kalena ay u sameeyen khariirad ay ku wada shaqayn karaan, si khilaaf dambe oo dhexdooda ah aanu u imaan.

Wixii lagu heshiiyay si loo dhaqangeliyo, ayuu sheegay inay diidmo kala kulmeen Madaxweyne Ku xigeenka Maxamed Xaashi Cabdi (Carabey), oo soo istaagay inuu yahay Madaxweynaha maamulka aan sharciyada buuxin ee Cadaado ,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka