Video:-Carabey iyo Gacal Casir Oo xilkii laga qaaday

Xildhibaanada xilka ka qaaday guddoomiyaha baarlamaanka ayaa tiradooda lagu sheegay 52 Xildhibaan, halka madaxweyne ku-xigeenka la sheegay Isagana in ay xilka ka qaadeen 49 Xildhibaan , labo xildhibaan ka aamustay, 1 xildhibaan uu diiday, sida uu ku dhawaaqay Guddoomiye kuxigeenka 1aad ee baarlamaanka Xareed Cali Xareed

Arrintan ayaa u muuqata mid uga sii dareysa khilaafkii siyaasadeed ee markii horeba ka jiray maamaulka cadaado ee aans harciyada buuxin,  maadaama horay sidan oo kale xildhibaanno ugu shiray Cadaado ku dhawaaqeen in ay xilkii ka qaadeen madaxweyne Xaaf.

Xildhibaannada xilka ka qaaday madaxweynaha ayaa maanta uga dhawaaqay Cadaado guddi sida ay sheegeen ka soo shaqeyn doona doorashada madaxweynaha,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka