Video:-Madaxweyne Farmaajo oo aan soo hadal qaadin arimihii laga filyay in uu ka hadlo

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si kooban uga hadlay xaaladda siyaasadeed ee xilligan ka taagan waddanka Soomaaliya.

Farmaajo oo ka hadlay munaasabad uu ku saxiixay sharciga isgaarsiinta dalka ayaa sheegay in xukuumadda Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre ay mas’uul ka tahay arrimaha siyaasadda, amniga iyo dhaqaalaha.

Sharciga isgaarsiinta ee uu maanta saxiixay madaxweynaha ayaa waxaa dhowaan ansixiyey baarlamaanka Soomaaliya,hoos ka daawo muuqaalka.

 

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka 1aad

Halkan ka daawo muuqaalka 2aad