Dhagayso:-Dawlada Fadaraalka oo sheegtay in ay lacag cusub soo daabacayso

Dawladda Fadaraalka Soomaaliya ayaa mar kale sheegtay in ay ka go’an tahay inay soo daabacdo lacag cusub oo iskugu jirta shilimaad iyo waraaq ka hor inta uusan dhammaanin sannadkan.

Wasiirka Maaliyadda Fadaraalka Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey saxaafada ayuu ku sheegay in lacagaha lasoo daabacayo ay noqon doonaan kuwo aan la been abuuri karin,hoos ka dhagayso codka.

 

 

 

 

Halkan ka dhagayso codka Wasiirka