Gudiga Dib u Eegista Dastuurka Fadaraalka Oo qaadacay shirka Xoosh Jibril iclaamiyay

Guddoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Baarlamaanka Soomaaliya  Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa War-murtiyeedka u aqriyay saxaafadda ayaa sheegay in shirkaasi uu yahay mid caqabad iyo dhibaato ku ah geedi  socodka dib u eegista Dastuurka,waxaana uu uga digay Maamul Gobolleedyada iyo Ururada Bulshada Rayidka ah in ay ka qeyb galaan shirkaas.

 

 

Halkan hoose ka akhriso wareegtada:-