Talyahii Booliska Puntland Jeneral Ereg oo dib loogu Fasaxay Shaqadiisa.

Wareegto uu maanta soo saaray Madaxweyne Gaas waxaa lagu yiri :-

“Waxaa Dhammaan Hay’adaha ay warqadani tooska iyo ogeysiinta ya ugu socoto lagu wargelinaya in Shaqadii loo fasaxay Taliyaha Ciidanka Booliiska Dowladda Puntland C/qaadir Shire Faarax (Ereg), maanta oo ay taariikhdu tahay October,7,2017.

Fulin wacan”

 

HOOS KA AKHRI Digteerada:-