War deg-deg ah:-Waxaa Burburay shirkii dib u Eegista Dastuurka Fadaraalka Ee lagu qaban lahaa Muqdisho

Waxaa fashilmay shir ay soo abaabushay Dawlada Fadaraalka oo dib u eegis loogu samayn lahaa Dastuurka Fadaraalka,

Shirkaas ayay ahayd in uu maanta ka furmo Magaalada Muqdisho.

 

1. Waxaa burburay shirkii Dastuurka ee lagu qaban lahaa Muqdisho

2. Sida Xukuumadda u waddo howlaha Dasturrka ayaa la saluugay

3. Waxaa ka hor yimid Gudiyadii heer Qaran

4. Waxaa si wadajir ah uga hor yimid dhamaan Maamul Goboleedyada Shirka ayaa berrito waxaa furi lahaa RW Kheire waxaa soo xiri lahaa Madaxweyne Farmajo Arrintan ayaa ah dib u dhac weyn oo siyaaasadeed ee soo gaartay Dowladda Md Farmaajo hogaamiyo.

Guddoomiyaha Guddiga Dib U Eegista Baarlamaanka Soomaaliya  Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa War-murtiyeedka u aqriyay saxaafadda ayuu ku sheegay in shirkaasi uu yahay mid caqabad iyo dhibaato ku ah geedi  socodka dib u eegista Dastuurka,waxaana uu uga digay Dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka iyo Ururada Bulshada Rayidka ah in ay ka qeyb galaan shirkaas.

 

 

Halkan ka hoose akhriso:-