TACSI : MARXUUM UGAAS XASAN XIRSI CALI DUBBAD OO KU GEERIYOODAY JIGJIGA

INNAALILAAHI WAA INNA-ILLAAHI RAAJICUUN

WAXAA 7-10-2017 KU GEERIYOODAY MAGAALADA JIGJIGA MARXUUM UGAAS XASAN XIRSI CALI DUBBAD OO AHAA CURADKII UGAAS XIRSI CALI DUBBAD KANA DHAXLAY UGAASNIMADA NOVEMBER 1986.

UGAASKA AYAA DOWR MUUQDA KU LAHAA NABADDA KA HANAQAADAY DDSI

Waxaana halkan tacsi ka diraya dhammaan Ehelka kala ah:

Cabdi Maxamad Tarrax

Ambassador Cabdulqani Muxumad Waceys

Col. Zubeer Cabdilkariim Boorle
Col. Nuux Maxamad Axmed Isaakh
Sadiiq Xasan Cali Buraale

Xildhiban Bashiir Axmed Cawar
Maxamad Xasan Geelle
Xuseen Beynax Barre
Xuseen Xasan Geelle
Eng.Shariif C/naasir Shariif Maxamad Shariif Muhdi
Cabdicasiis Xaaji Cabdullaahi Qorraxeey
Yuusuf-mahad Maxamad Aadan
Xasan Xaaji Barre
Bashiir Suldaan Maxamuud Heybe
Dr.Asad Suldaan Maxamuud Heybe
Yuusuf Suldaan Maxamuud Heybe
Muxumad Suldaan Maxamuud Heybe

Maxamad Cabdi Adar-Gows
Maxamad Cabdi Xasan

Eng.Maxamuud Beynax Barre

Dr.Cabdirisaaq Macallim Cabdullaahi

Cabdi Gaani Yuusuf
Shugri Cumar Gaboose
Dr. Cabdilxakiim Golongol Deyl

Cabdiraxmaan Muxumad Aardoon

Muqtaar Bashiir
Cabdirisaaq Ceymad
Maxamad Xuseen Adar
Xasan Sheekh Axmed Nuur
Cali Maxamad Hirmooge
Bishaar Yuusuf Gamaadiid
Axmed Cabdullaahi Geney
Axmed Xaaji Maxamad Nuur
Cabdi Maxamad Kaahin
Deeq Kediye
Yuusuf  Barqadle
Muxsin Xaaji Cabdi Qorraxeey
Xuseen Cabdullaahi
Maxamad Yuusuf Barkhadle
Axmed Maxamad Cilmi

Feysal Maxamad Siraad

اللهم اغفر له وارحمه ، وعافه واعف عنه ، لقِّه الأمن والبشرى والكرامة والزلفى ، اللهم إن كان محسناً فزد في حسناته ، وإن كان مسيئاً فتجاوز عن إساءته ، اللهم اغسله بالماء والثلج والبرد ، نقه من الخطايا كما ينقى الثوب الأبيض من الدنس ، أبدله أهلاً خيراً من أهله ، وداراً خيراً من داره ، وجيراناً خيراً من جيرانه ، اللهم لا تحرمنا أجره ، ولا تفتنا بعده ، واغفر لنا وله

WAXAANU MARXUUMKA ILLAAH UGA BARYEYNAA INUU NAXARIISTIISA JANNATUL FARDOWSA KA WARAABIYO,EHELADDII IYO QARAABADII UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAH KA SIIYO.

AAMIIN———-AAMIIN——–AAMIIN