Toos Udaawo Furitaanka Shirka dawladaha xubnaha ka ah Dawlada Fadaraalka ee Kismayo

Magaalada Kismaayo waxaa maalinkii labaad ka socda shirka Madaxda Dawladaha xubnaha ka ah dawladdda Fadaraalka ay uga tashanayaan xaalka dalka.

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa shirka furay, waxaana goob joog ka ah Madaxweynaha Puntland Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas),koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan, Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo kan maamulka ana sharciyada buuxin ee Galmudug Axmed Ducaalle Geelle (Xaaf).hoos ka daawo muuqaalka shirka oo toso usocda.

 

 

 

Halkan ka daawo muuqaalka